找歌词就来最浮云

《Ifraax》歌词

所属专辑: Somali Songs from the Diaspora 歌手: Aar Maanta 时长: 03:34
Ifraax

[00:00:00] Ifraax - Aar Maanta

[00:00:01] Written by:Aar Maanta

[00:00:27] Adi giyo dayaxaa

[00:00:30] Afar iyo tobnaad

[00:00:33] Adi giyo dayaxaa

[00:00:36] Afar iyo tobnaad

[00:00:40] Waxaan eegto oon ku ildoogsadaad

[00:00:43] Ugu roontahee

[00:00:46] Waxaan eegto oon ku ildoogsadaad

[00:00:50] Ugu roontahee

[00:00:53] Adiga iyo ifraaxeey

[00:00:56] Indhahayga igu yaala

[00:00:58] Waxan saxar ka ilaaliyaad

[00:01:01] Ugu roon tehee

[00:01:06] Adiga iyo naftii

[00:01:10] Isu kay gashee

[00:01:13] Adiga iyo naftii

[00:01:16] Isu kay gashee

[00:01:20] Waxaan eersadoon ku abaal qabaad

[00:01:23] Ugu roontaheee

[00:01:26] Waxaan eersadoon ku ildoogsadaad

[00:01:30] Ugu roontaheee

[00:01:33] Ugu roontaheee

[00:02:03] Ayaad iga lashee

[00:02:06] Ooridaa Janada

[00:02:10] Ayaad iga lashee

[00:02:13] Ooridaa Janada

[00:02:16] Waxaan aaminoo la aroos galaad

[00:02:20] Ugu roontahee

[00:02:23] Waxaan aaminoo la aroos galaad

[00:02:27] Ugu roontahee

[00:02:30] Ugu roontahee

[00:02:33] Waxaan eegto oon ku ildoogsadaad

[00:02:37] Ugu roontahee

[00:02:40] Ugu roontahee

[00:02:43] Waxaan eersadoon ku abaal qabaad

[00:02:47] Ugu roontahee

[00:02:50] Ugu roontahee

[00:02:53] Waxaan aaminoo la aroos galaad

[00:02:57] Ugu roontahee

[00:03:00] Ugu roontahee

[00:03:03] Ugu roontahee

您可能还喜欢歌手Aar Maanta的歌曲: